(Daawo Sawirro) Milateriga DF oo degaan muhiim ah kala wareegay Al-Shabaab

Ciidanka Xoogga dalka guutadda 10aad ee gobolka Gedo ayaa la wareegay tuulo Barwaaqo oo ka mid ah degaanada hoos taga gobolka Gedo. Waxaa horey degaankan gacanta ugu hayey kooxda Al-Shabaab oo la sheegay iney halkaas ka baxeen iyagoo aan dagaalamin. “Argagaxisada ayaa isaga cararay aagaas kadib markii ay ka war haleen in ciidanka Xoogga dalka … Continue reading (Daawo Sawirro) Milateriga DF oo degaan muhiim ah kala wareegay Al-Shabaab